Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 12:05

War / Soomaaliya

Martida: Jibriil Ibraahim Cabdulle

Jibril AbdulleJibril Abdulle
x
Jibril Abdulle
Jibril Abdulle
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Martida Makaroonka ee todobaadkan waxaa marti noogu ah Madaxa Hay’adda Cilmibaarista iyo Wadatashiga (CRD) Jibriil Ibraahin Cabdulle oo ku sugan magaalada Magadishu.

Mr Jibriil, waxa uu barnaamijka uga waramayaa arrimo dhowr ah oo ay ku jirto xaaladda  siyaadda Soomaaliya ee waqtigan iyo isbedelka dalka haatan ka socda ee xilliga kala guurka.

Halkan hoose ka dhagaysro barnaamijka oo dhamaystiran.

Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.