Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 20:11

War / Soomaaliya

Caweyska: Fadumo Cali Nakruuma

NakruumaNakruuma
x
Nakruuma
Nakruuma
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijaka Caweyska Washington waxaa todobaadkan marti noogu ah fanaanada Fadumo Cali Nakruuma.
Qubanayaasha kale ee aad barnaamijka ku maqli doontaanna waxaa ka  mid ah.
Kaalintii uu Majaajiliistihii Cabdi Jaylani Malaaq "Marshaale" ku lahaa warbaahinta.
Haweenay da' ah oo cashir lama illaawaana u dhigtay tuugo soo weerartay iyo qodobo kale.

Halkan hoose ka dhagayso barnaamijka oo dhamays tiran.