Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 15:57

War / Soomaaliya

Hay'adda Culumida oo Diiday Dastuurka la Ansixiyay

Sheekh Bashiir SalaadSheekh Bashiir Salaad
x
Sheekh Bashiir Salaad
Sheekh Bashiir Salaad
Qiyaasta qoraalka - +
Hay'adda culumada Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay ku qanacsanayn dastuurka cusub ee shalay la ansixiyay.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad, madaxa hay'adda ayaa VOA u sheegay inuu sida dastuurka lagu bilaabay ay markii horeba khaldanayd.
Dhinaca kale wuxuu welwel ka muujiyay baarlamaanka cusub oo uu sheegay inaysa yeelan doonin aqoontii ay ku sixi lahaayee khaladaad uu sheegay inayku jiraan dastuurka la ansixiyay.