Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 15:36

War / Soomaaliya

Somaliland oo soo Dhaweysay Dastuurka la Ansixiya

wasiirka Arr. Dibedda Somalilandwasiirka Arr. Dibedda Somaliland
x
wasiirka Arr. Dibedda Somaliland
wasiirka Arr. Dibedda Somaliland
Qiyaasta qoraalka - +
Somaliland ayaa soo dhaweysay nsixinta dastuurkii qabyo qoraalka ahaa ee Soomaaliya, hase yeeshee dhinaca kale Somaliland waxay wel-wel ka muujisay qoddoba ku jira dastuurka oo ay sheegtay in ay sheeganayaan xuduudo ka mid ah Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa sheegay in Soomaliya oo xasilooni ay wax badan ka tarayso horumarka Somaliland.