Sunday, October 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 04:49

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Caafimaadka

Caafimaadka iyo Qoyska

x
Abdihakin Shirwac
Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska waxa ay qayb ka tahay Barnaamijka Isku-Xirka Caafimaada ee Africa.
Todobaadkan ayaa waxa aynu ku eegaynaa xubinteena Caafimaadka iyo Qoyska dhibaatada kufsigu uu ku hayo Somaliland, iyadoo la sheegayo in heerka kufsiga ee Somlailand uu sanadihii ugu dabnbeeyey uu si sare kor ugu kacay.
Axmed Dahir Adan waxa uu agaasime ka yahay hay'adda Baahi-Koob oo la tacaasha dadka ay dhibaatadu ka soo gaarto kufsiga, waxa uuna Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska uga sheekeeyey waxyeelada baaxada leh ee ku gadaaman kufsiga iyo dhibinayaasha aaney uurkutaaladiisu ka harin
Barnaamijka oo dhamaystiran hoos ka dhagayso.
Qubane

Qubane

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...