Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caafimaadka iyo Qoyska


Xubinta Caafimaadka iyo Qoysak waxa ay qayb ka tahay Barnaamijka Isku Xirka Caafimaadka ee Africa. Todbaadkan ayaa waxa aynu ku soo qaadanaynaa cudurka loo yaqaano Umul-Arroka ama Isku-Furanka ee ku dhaca hooyinka marka ay foolanayaan taasoo keenta in haweenaydu isku furanto oo ay kaadida iyo saxaradaba ceshan wayso.
Zahra Cabdikariin Xasan waa Xeeldheere Caafimaad oo maamusha qaybta Hooyada iyo Dhalaanka ee Cisbitaalka Guud ee Hargaysa. waxayna barnaamijka caafimaadka uga waramasaa dhibaatooyinka Umul-Aroorka ama Isku-Furunaka hooyada uurka leh.
Barnaamijka oo dhamaytiran ka dhagayso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00
XS
SM
MD
LG