Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqtarka Weydii: Cudurrada Maqaarka


Xubinta Waydii Dhaqtarka waxa ay qayb ka tahay Barnaamijka ?Iskuxirnka Caafimaadka Africa.

Todobaadkana waxaa qaybtan marti inoogu ah Dr Maxamuud Axmed Cumar oo ku takhasusay cudurada ku dhaca maqaarka iyo kuwa lagu kala qaado galmada.

Dr Maxamuud ayaa dhagaystaasha uga jawaabaya su'aalaha caafimaafka ee ay doonayaan in ay wax ka ogaadaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:58 0:00
XS
SM
MD
LG