Barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa toddobaadkan diyaar ku ah madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, oo ka jawaabi doona dhowr su'aalood.
Barnaamijka, waxa soo saaray, idinla socodsiinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ee dhageysi wacan.