Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan: Mar Danbe Lama Xirayo Gabar la Kufsaday


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta soo xiray kulan looga hadlayay tacadiya dumarka loo geysto, ayaa sheegay in dowladdiisu aysan mar danbe xiri doonin haweenay sheegatay in la kufsaday, balse wuxuu dumarka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowladdiisa kala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa kufsiga been abuurka ah ee qaar ka tirsan haweenku ay sheegtaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulankan wuxuu kaloo ka sheegay in dowladdiisu ay sameyn doonto sharciyo iyo siyaasado cusub oo aan horey loo arag, kuwaasoo looga hortagayo tacaddiyada loo geysto dumarka.

Warbixin arrintaa ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00
XS
SM
MD
LG