Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashadii Baarlamaanka Jabuuti oo la soo Gabagabeeyey


i
i
Shacabka dalka Jabuuti ayaa maanta u dareerey goobaha codbixinta doorashada golaha baarlamanka.

In ka badan 400 oo goobood ayay codkooda ka dhiibteen dad ka badan 174,000 oo qof, sida ay sheegeen saraakiisha guddiga doorashada dalka.

Ololaha doorashada ayaa ahaa kuwo ereyo kulul ay is dhaafsanayeen xisbiga talada haya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaciil Cumar Gelle iyo isbahaysiga asxaabta mucaaradka.

Warbixinta doorashada halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00
XS
SM
MD
LG