Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dacwad ka Dhan Aheyd Wariye oo la Joojiyey


Wariye Daauud Cabdi Daauud oo maxkamad suge ahaa ayaa loo sheegay in aan wax dacwad lagu soo oogi doonin.

Wariyaha ayaa lagu soo eedeeyey inuu aflagaadeeyey marwada madaxweynaha markii lagu dhawaaqayey xunkunka wariyihii iyo gabadhii loo xiray kiiska kufsiga.

Daauud Cabdi Daauud oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in lagu wargaliyey inaan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin ka dib markii uu shalay la kulmay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Wareysiga Wariyaha oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00
XS
SM
MD
LG