Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeeg Cusub oo Ambalaasyada ah oo Muqdisho laga Hirgaliyey


Mas’uuliyiinta adeegga ambalaasyada ee Muqdishu ayaa sheegay inay bilaabeen adeeg cusub oo u adeegaya haweenka uurka leh iyo carruurta nugul. Adeeggan ayaa u gurmanaya haweenka xilliyada habeenkii ah ee ay yartahay helitaanka gaadiidka kale ee ay ku gaadhi karaan cisbitaallada.
XS
SM
MD
LG