Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo ka Digay u Safridda Somaliland


wasiirka Arr. Dibedda Somaliland
wasiirka Arr. Dibedda Somaliland
Safaaradda ayaa xustey in ay la socoto halis ku soo fool leh dadka reer galbeedka oo ay ku jiraan Mareykanka, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya ama booqanaya Somaliland.

Dhawaan safaaradda Britain ayaa digniin u jeedisay muwaadiniinteeda, Taasoo ku wajahneyd halis laga yaabo inay ka soo food saarto Soomaaliya, gaar ahaan Somaliland.
Maamulka Somaliland ayaa markale ka hadlay digniintan cusub.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa VOA u sheegay in digniintani aanay waxba ka bedelaynin dareenkooda.

Warbixin ku saabsan jawaabta xukuumadda iyo kulammo magaalada Addis Ababa ku dhexmaray madax ka socotay Somaliland iyo Safaaradda Britain ee Ethiopia, ka dhegays halka hoose .

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00
XS
SM
MD
LG