Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho:Dadaal Wax looga Qabanayo Sicirbararka


Hoos u dhaca ku yimid qiimaha safirka doolarka ee magaalda muqdisho ayaa keenay in cunada qutul-daruuriga uu qiimaheedu kor u kaco. Dowladda Soomaaliya oo dhawaan sicirbararkan ka hadashay ayaa sheegtay in ay qaadi doonto talaabo degdeg ah oo lagu xasilinayo safirka lacagaha qalaad.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyey talaabada ay dowladdu sheegtay inay qaadeyso.

Salaad Cilmi Axmed oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa sheegay in dhibataada sicirbararku ay si siman u saameysay ganacsatada iyo dadka rayidka ah labadaba.

Wareysiga Ganacsade Salaad Cilmi Axmed halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00
XS
SM
MD
LG