Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Shirdoon: Waan Dhowreynaa Saxaafadda Iyo Xuquuqda Dumarka


Ra'iisul wasaare Saacid
Ra'iisul wasaare Saacid
Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka go’antahay ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo beegmay ka dib markii dhageysi maxkamadeed oo la xiriirtay gabar sheegtay in la kufsaday iyo wariye loo hesto inuu sheekadaa been abuuray, dib loo dhigay ilaa iyo 5 bishan.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha ayuu kaga hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo talaabooyinka ay ka qaadaneyso dowladiisa.

Faahfaahinta warsaxaafadeedkaasi halkan hoose ka dhageyso .

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00
XS
SM
MD
LG