Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Gen. Osman Subagle


Osman Subagle
Osman Subagle
Barnaamijka Martida waxaa todobaadkan Marti inoogu ah Gen. Osman Subagle oo ah Abaanduuliyaha Ciidamada AMISOM eek u sugan Soomaaliya, isla markaana waa taliyaha ciidamada Jabuuti eek u sugan qeyba ka mida Soomaaliya gaar ahaana gobolka Hiiraan. General Cusmaan waxaan wax ka weydiin doonaa howlgalada AMISOM ee Soomaaliya iyo waxa ay ciidamada Jabuutiuga duwan yihiin ciidamada kale ee midowga Africa.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:21 0:00
XS
SM
MD
LG