Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka Bay oo Codsatay in la Badalo Maalmulka Gobalka


Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo ku sugan gobolka Bay, ayaa wadatashiyo la leh odayada dhaqanka.

Dhinaca kale, odayada dhaqanka ee gobolkaas ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Aminga Qaranka Cabdikariim Xuseen Guuleed oo isna ku sugan magaalada Baydhabo ka codsaday in maamulka magaalada Baydhabo iyo ka gobolka Bay la beddelo.

Wasiirka oo la hadlayey dadka Baydhabo ayaa sheegay in dowladdu aaney dadka ku kor heyneyn qof aysan rabin balse loo baahan yahay in la isla arko wixii dhaliil ah si looga baaqsado in mar kasta ay timaado cabasho ah in maamulka la badalo, taasi oo ah mid aan maamulku ku tooseyn.

Warbixintan oo uu Muqdisho nooga soo diray wariyaheena Muqtaar Maxamed Catoosh halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00
XS
SM
MD
LG