Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska: Abwaan Lecture (Q-3aad)


Abwaan
Abwaan
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddbaadka waxaan idinku haynaa qubanayaal xiiso badan, kuwasoo ay ka mid yihiin nin ay maxkamadi ku xukuntay inuusan ilmo dhali karin, sheekadii caan baxday ee "Dhagoolka" ee uu jilaayaasheeda ka mid ahaa fanaanka C/raxmaan C/laahi Bootaan "Xeynoosh Sanqole" iyo qayb kale oo xiiso leh oo ka mid ah wareysigii uu dhowaan Ibrahim Xansan "Dandurey" la yeeshay abwaan Lecture.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:26:17 0:00
XS
SM
MD
LG