Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jilayaal Ajnabi ah oo Dhigay Riwaayad Somali ah


Riwaayad ka hadleysa Soomaaliya ayaa xalay lagu soo bandhigay magaalada Vienna ee waddanka Austria. Riwaayaddaas ayaa dadka jilayay waxay ahaayeen fanaaniin u dhalatay waddamada Jarmalka iyo Austria.

Jibriil Ibrahim C/lle, Madaxa Xarunta Cilmi-barista iyo Wadatashiga ee CRD oo ka mid ahaa dadkii lagu marti qaaday daawashada riwaayadda, ayaa Caasha Ibaraahin Aadan oo ka tirsan VOA uga waramay waxa riwaayadda looga gol lahaa iyo sida ay ahaydba.

Wareysiga Jibril oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00
XS
SM
MD
LG