Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baladweyne oo Dib u soo Kabsaneysa


Magaalada Beledeywne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka soo muuqanaya calaamado muujinaya inuu dib u soo laabanayaan is dhexgalkii bulshada iyo dhaq dhaqaaqyo muujinaya sansaan nabadeed.

Magaalada ayaa in muddo ahba la daalaa dhaceysay colaad iyo amini darro ka hor intii aanay halkaa tagin ciidamada waddanka Jabuuti oo qayb ka ah kuwa Midowga Africa ee ku sugan Soomaaliya.

Warbixin Arrintaa ku saabsan oo uu soo diyaariyey wariyaha VOA ee Gobalada Dhexe ee Soomaaliya Xuseen Xasan Dhaqane halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00
XS
SM
MD
LG