Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo Noqonaya dalka ugu Horeeya soo Saarista Batroolka


China National Offshore Oil Corporation's (CNOOC) oil rigs are shown in China's Liaodong province in Bohai Bay, February 3, 2005. (file photo)
China National Offshore Oil Corporation's (CNOOC) oil rigs are shown in China's Liaodong province in Bohai Bay, February 3, 2005. (file photo)
Sanadku markii yahay 2017, waxa lagu wadaa in dalka Maraykanku noqdo dalka kowaad ee soosaarista saliidda cayriin, isaga oo ka horeyn doona Sucuudiga iyo Ruushka.

Doodda u dhaxeysa dadka taageersan iyo kuwa kasoo horjeeda ayaa wali sii wada sidii si buuxda la iskugu raaci lahaa in la bilaabo waxsoosaarka saliidda ee dalka Maraykanka.

Waxan arrintaas ka wareysannay Cabdulaahi Xasan Maxamuud oo bartay cilmiga batrooolka, kana tirsan ururka East Africa Energy Forum. Cabdulaahi waxa uu ku sugan yahay magaalada Calgery ee dalka Canada.
XS
SM
MD
LG