Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab


Xisbiga siyaasadda PND ee Jamhuriyada Djibouti ayaa u kala jabay 2 garab. Xubno ka tirsan xisbiga ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen guddoomiye Adan Rooble Cawaale oo in badan xilkaasi hayay, guddoomiyena u doorteen Cabdiraxmaan Maxamed Alaale.

Balse talaabadaasi waxaa ka horyimid Aadan Rooble wuxuuna ku adkaystay inuu isagu yahay guddoomiyaha sharciga ee xisbiga PND.

Laba wareysi oo weriyaha VOA Djibouti uu la yeeshay C/raxmaan iyo Aadan, qeybta hoose ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:46 0:00
XS
SM
MD
LG