Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Beelo ku Dagaalamay Galgaduud


Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Caga Barwaaqo ee gobalaka Galgaduud.

Dagaalka oo u dhaxeeya laba beelood oo ah kuwa wada dagan deegaanka, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen sideed qof ayna ku dhaawacmeen tiro intaa ka badan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka labada beelood uu ka qarxay muran ka dhasahay dhul dhinaca daaqsinka.

Odayaal iyo waxgarad deegaanka ah ayaa ku baxay colaadda si loo qaboojiyo xissadda loogana hortago inuu dhiig badan sii daato.

Warka oo dhan halka hoose ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:05 0:00
XS
SM
MD
LG