Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iran oo Safaaradeedii Dib uga Furaysa Muqdisho


Wasiirka arrimaha dibedda ee Iran, Ali Akbar Salihi oo maanta safar ku tagay Muqdisho ayaa sheegay in Iran ay safaaradeeddi dibu furayso sidoo kalena ay furayso xarun caafimaad.

Dawladda Iran ayaa dalka Somalia ka wadda mashaariic horumarineed iyo kuwo caafimaad. Furitaanka safaaradda ayaa noqon doonta talaabo dheeraad ah oo sii xoojin doonta xiriirka Somalia iyo Iran.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00
XS
SM
MD
LG