Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xukuumadda RW Saacid oo wali Ansixin Sugeysa


Xubnaha Baarlamaanka Somalia ayaa wali ku kala aragti duwan in la ansixiyo iyo in kale xukuumadda uu soo dhisay RW Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Labada dhinac ayaa dhinac sheegayaa in haddii aan la soo dhameystirin ay arrintaasi tahay garab mar lagu sameynayo dastuurka Somalia, halka dhinaca kale ay leeyihiin, in iyada oo la eegayo baahida bulshada ee dhinaca adeegga, ay tahay in xukuumadda la ansixiyo intii aan waqti badan oo kale sii lumin.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00
XS
SM
MD
LG