Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Uganda: Ciidankeyga Waan kala Baxayaa Soomaaliya.


Saraakill ka socota wadanka Uganda ayaa todbaadkan la kulamay xubno ka tirsan golaha amaanka ee QM iyagoo naqdinaya warbixin ka soo baxday QM.

Warbixinta ayaa ku eedaysay Uganda inay taageerto falaago ka jirta wadanka Congo, iyadoo ay Uganda ku goodinayso inay ciidamadeeda nabad ilaalinta ah ee jooga soomaaliya ay la baxayso, hadii aan eeda warbixinta la sixin ama meesha laga saarin.

Sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA Hilary heuler oo joogta magaalada Kampala dowlada Uganda waxa ay rajo wanaagsan ka filaysa natiijada warbixinta QM.

Hadaba warbixinta oo dhamaystiran halka hoose ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00
XS
SM
MD
LG