Thursday, January 29, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 01:12

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Wicitaanka-Dhageystaha

Wicitaanka: Proff:Aaden Xaaji Cali

18.01.2015 15:41
Barnaamijkeena wicitaanka dhageystaha wuxuu todobaadkan marti ku ah Prof: Aaden Xaaji Cali, madaxa kuliyadda xalinta khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa. Faahfaahin
Hore 

Wicitaanka: Shirka IGAD ee Muqdisho

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee toddobaadkan waxaynu kaga hadlaynaa Kulankii urur goboleedka IGAD ee ka dhacay magaalada Muqdisho iyo qodobadii ka soo baxay.

Wicitaanka: Dhacdooyinkii Caalamka ee 2014

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee Toddobaadkan waxaa marti innoogu ah Naasir Maxamed Cali oo ah Cilmi-baadhe iyo Macalin Jaamacadeed, Naasir wuxuu Shahaadada Master ku haystaa Xidhiidhada Caalamiga ah iyo Amuuraha Afrika.

Wicitaanka Dhageystaha: Ismaaciil Miicaad

Barnaamijkena wicitaanka dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay dhibaatada dhalaanka qurbaha heysata. Waxaa marti ku ah Ismaaciil Aaden Miicaad oo madax u ah urur lagu magacaabo qoys.

Wicitaanka: Heerka Xuquuqda Aadanaha Puntland

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Yusuf Cali Madaxa Xafiiska Difaaca Xuquuqda Aadanaha ee Puntland kaas oo dhawaan uu ansixiyey golaha wakiillada ee Puntland

Wicitaanka: Hanti-Dhawraha Somalia Nuur Jimcaale

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Nuur Jimcaale Faarax oo ah Hanti-dhawaraha Guud ee Somalia oo ka hadlaya Xaaladaha Musuq-maasuqa iyo Wax isdaba marinta xilliyada kala guurka;

Wicitaanka: Prof C.waxid Sh Cismaan Qalinle

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdiwaaxid Sh Cismaan Qalinle oo ka hadlaya Doodaha dhinaca Sharci ee la xidhiidha dilalkii loo geystay laba qof oo madaw ah oo mudaharaado ka dhasheen.

Wicitaanka: Dr. Cusmaan X. Maxamuud (Dufle)

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cusmaan Xaaji Maxamuud (Dufle) oo cudurada uurjiifta ku takhasusay, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA

Wicitaanka: Prof. Cali Khaliif Galaydh

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo istuudiyaha VOA nagu soo booqday, kana jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda

Wicitaanka: Wasiirka Beeraha ee Somalia

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdi Axmed Baafo, Wasiirka Beeraha ee Dawladda Federaalka ee Somalia oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA

Wicitaanka: C/qafaar Cabdi Wardheere

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saaban yahay faaqidaad ku saabsan waxa soo cel celiyay khilaafka madaxda dowladda waxaana marti ku ah C/qafaar cabdi wardheere oo ku xeel dheer xiriirka caalamiga ah.

Wicitaanka: Xanuunka Ebolaha iyo Soomaaliya

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Cismaan Maxamuud Axmed Xaraare oo ku taqasusay cudurrada carruuta iyo kuwa faafa oo ka jawaabaya su’aalo ku saabsan xanuunka Ebolaha oo cabsi wayn ku haya guud ahaan dunida.

Wicitaanka iyo Isticmalka Shiishada

Barnaamijkeenna Wicitaanka Dhegaystaha ee toddobaadkan waxaynu kaga hadli doonna Saamaynta caafimaad ee ka dhalata Isticmaalka Shiishadda waxaana falanqayn doona Dr. Cabdullaahi Faarax Casayr iyo Shiikh Maxamed Ileeye

Wicitaanka: Dr. Shuuriye iyo Cudurka Ebolaha

Barnaamijka Wiciitaanka Dhageystaha waxaa markti ku ah Dr. Xasan Xaaji Maxamed Shuuriye oo ka jawaabaya su’aalo la xiriira sida loo kala qaado xanuunka Ebolaha, sida la isaga ilaalin karo, waxyaabaha lagu garto iyo kuwo kale.

Wicitaanka: C/raxmaan Beyle

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/raxmaan Beyle oo inta badan su’aalo laga waydiin doono heeso uu sameeyay oo u badan waddani

Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada ee Dowladda Federalka Somaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka Soomaaliya Ciise Maxamed Axmed "Gurraase" oo ay dhageystayaasha su'aalo waydiinayaa.

Wictaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ay dhageystayaasha su'aalo ka waydiin doonaan saameynta dilka hogaamiyaha ururka al-Shabab Axmed Cabdi Godane.

Wicitaanka: Colonel Cabdiraxmaan M. Tuuryare

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee Somalia, Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA

Wicitaanka: Axmed C. Nuur (Axmed-Daahir)

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Cabdikariim Nuur (Axmed-daahir), Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo Qarakacayaasha.

Wicitaanka: Hantidhowrka Qaranka Nuur Jimcaale

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha waxaa todobaadkan marti inoogu ah Hantidhowrka qaranka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax. Waxa uu barnaamijka kaga jawaabi doonaa howlaha hey'adda iyo musuq maasuqa la sheego in nidaamka dowlada federaalka uu ku dhexbaahsan yahay.

Hore 
Qubanaha VOA

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Habeennimo
    60 min

    Idaacadda Habeennimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...