Jimco, Bisha Todobaad 03, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 09:11

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Wicitaanka-Dhageystaha

Wicitaanka iyo Saynab Maxamed Xasan

28.06.2015 14:22
Dumarka Soomaaliyeed ayaa waxaa la soo darsa caqabado badan oo dhanka Dhaqanka, Sadbursiga iyo nolosha ah. Faahfaahin
Hore 

Wicitaanka :Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Barnaamijka Martida Makaroofanka waxaa todobaadkan marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Saree Soomaaliya Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf, oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira hanaanka garsoorka Somalia.

Wicitaanka: Muranka Doorashada Somaliland

Somaliland waxaa xilligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo salka ku haysa xilliga ay qabsoomayso doorashada madaxtooyada iyo tan golaha wakiillada, Xisbiyada Siyaasadda iyo Xukuumadda ayaa si weyn ugu kala aragti duwan.

Wicitaanka: Iimaan Xasan Jaamici

Barnaamijka wicitaanka dhageysaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Iimaan Xasan Cali Maxamuud “Xasan Jaamici” oo ah bare dhinca sharciga

Wicitaanka: Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

Barnaamijka Waxaa Marti ku ah Xaliimo Ismaaciil Ibraahim "Xaliimo-Yarey"

Wicitaanka: Faarax Macalin

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Gudoomiye ku xigeenkii hore ee barlamaanka Kenya Faarax Macallin.

Wicitaanka: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliy ayaa ka qeyb galay barnaamijka Wicitaanka isagoo ka jawaabay su'aalo ay dhageystayaashu ka weydiiyeen arrimaha Soomaaliya.

Barn. Wicitaanka: Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka qeyb galay barnaamijka Wicitaanka isagoo ka jawaabay su'aalo ay dhageystayaashu ka weydiiyeen arrimaha Puntland iyo Soomaaliya.

Wicitaanka: G. Gobolka Hiiraan

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax. Waxa uu ka hadli doonaa xaaladda gobolka, colaadaha ka taagan, iyo degaanada wali kala xirin.

Wicitaanka: Murashax Xigeenka UCID

Ku Soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Somaliland, waxaana marti ku ah Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo ka hadlaya arrimo kala geddisan.

Wicitaanka:Sahra Cumar Maalin

Barnaamijkeena Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkan marti noogu ah Sahra Cumar Maalin, Guddoomiyaha Daladda Issutagga Ururada Bulshada ee (INXA) ahna Madaxa Dhaqdhaqaaqa Siyaasadda ee Aaya ka Talinta Dumarka

Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Somalia

Barnaamijka wicitaanka ee todobaadkan waxaa marti ku ah Wasiisrka Waxbarashada ee dowladda Somalia, Qadar Bashiir Maxamed oo ku suggan magaaladan Washington.

Wicitaanka: Eng. Maxamud Jamac Xamud.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Eng.Maxamuud Jaamac Xaamud oo la talinta iyo taakuleynta bukaanada ka yimaada waddamada islaamka u qaabilsan xarunta Mayo Clinic ee MN.

Wicitaanka: Dr Cabdikariin Caseyr Cali

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha waxaa todobaadkan aanu kuu eegeynaa xanuunka jadeecada oo lagu arkey qeyba ka mida Soomaalia. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Dr Abdikariin Caseyr Cali.

Wicitaanka: Qul-qulatooyinka Yemen

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee toddobaadkan waxaynu ku lafa-guri doonnaa halka ay salka ku hayaan dagaallada iyo xasilooni darrada ka socota dalka Yemen

Wicitaanka: Proff:Aaden Xaaji Cali

Barnaamijkeena wicitaanka dhageystaha wuxuu todobaadkan marti ku ah Prof: Aaden Xaaji Cali, madaxa kuliyadda xalinta khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa.

Hore 
Qubanaha VOA

Qubanaha VOA

Barnaamijyada Idaacadda