Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 05:48

Barnaamijyada Toddobaadka / Martida-Makrafoonka

Martida: Dr. Cali Ciise Cabdi

Cali Ciise Cabdi

Qiyaasta qoraalka - +
18.05.2013
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Dr. Cali Cabdi Ciise, oo ah madaxa Xarunta Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Geeska Afrika (HESPI) oo saldhigeedu yahay magaalada Addis Abba ee Dalka Ethiopia.

Dr. Cali Ciise Cabdi oo nagu soo booqday stuudiyaha VOA ayaa barnaamijka uga waramay dhaqaalaha iyo dib-u-habeynta hanaanka maaliyadda Soomaaliya.

Barnaamijka oo uu isku soo duway Huseen Barre Aadan halkan hoose ka dhageyso.