Ku soo dhowaada Barnaamijka Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ku jiraan Waraysi aan la yeelanay fannaanada weyn ee hobolladii Waaberi Maryan Mursal Ciise iyo nin qaaday koobka fool-xumada dalka Zimbabwe.
Waxaa innala socodsiinaya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho-Cuud)