Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan qubanayaal xiiso badan iyo wareysi ku saabsan taariikhda fanka ee Cabdillaahi Xasan Ganey oo ah hal abuur suugaanka alifa.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.