Xubnaha labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri oo Sabti ah u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya.
Wararka ka imanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubba Hoose ayaa sheegaya in lix qof oo Kenyan ah halkaas lagu dilay maanta oo Jimce ah.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda goobihii ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay ka soo baxeen ee gobollada dhexe. Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa soo jeedinaya.
Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay Khamiistii in hakad la geliyey, hawlgalkii dhinaca dhulka ee ay Israa’iil qorshaynaysay inay ku qaaddo magaalada Rafax.
Magaalada Hargeisa ayaa lagu qabtay kulan afur wadareed ah oo ay goob ku wada afureen boqolaal qof oo ka kala yimid bulshada qaybaheeda kala duwan.
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid ah dastuurka.
VOA Somali waxay ogeysiineysaa dhageystayaasheeda qiimaha in Idaacadda Duhurnimo oo u badneyd arrimaha dhallinyarada oo soo gali jirtey maalin kasta 1:30-ka ilaa 2-da duhirnimo xilliga Soomaaliya la joojin doono.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo ka yar laba sano ay kusoo saari doonto shidaalka dalka oo qodistiisa ay bilaha soo socda billaabayaan.
Waxaa sii kordhaya deeqaha iyo gurmadka bani’aadannimo ee la gaarsinayo dadka dhibaateeysan ee qeybo ka mid ah Soomaaliya xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan.
Xilli lagu guda jiro bisha Ramadaan ayey qoysas Barakacayaal ah oo siyaabo kala duwan uga soo hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen, waxa ay duleedka degmada Dayniile ku wajahayaan xaaladd adag oo ay ugu horeyso, in aanay heysan wax ay ku afuraan.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ka badan 80 ka titrsan maleeshiyaadka al-Shabaab in lagu dilay hawlgallo ka kala dhacay gobollada Mudug, Shabeellada Dhexe iyo Bakool.
Kuwo kale