Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan ee lagu weeraray maraakiib dhowr ah iyo saameynta ganacsi ee ay ku yeelatay Soomaaliya.
Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhoofka xoolaha nool oo muddo dheer hakad uu ku jiray.
Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka.
Warbaahinta dawladda Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa sheegtay toddobaadkan in Turkiga uu sannadka 2025-ka billaabi dooni qodista shidalaka Soomaaliya.
Munaasabad xalay lagu qabtay madaxtooyada Villa Somalia ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bilad sharaf ku guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac.
Gudigga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee Axsaabta Qaranka.
Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray mudadda Cayimidda maalinta la qabanayo doorashooyinka Somaliland.
Maxkakamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta dhagaysatay racfaanka Sayid Cali Macalin Daauud oo horey maxkamadda gobolku ugu heshay inuu gubay xaaskiisa kuna xukuntay dil bishii Maarso.
Kadib dood iyo muran muddo doorashad ka soo taagnaa, in la cayimo maxay uga dhigan tahay hanaanka dimuqraadiyada Somaliland?
Kuwo kale