Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: RW Cumar Sharmaarke


Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirasiid Cali Sharma'arke ayaa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka, wuxuuna sharxayaa go'aankii dowladda ay ka gaartay qaabka doorasho ee Soomaaliya sanadkan 2016.

Weriyaha VOA London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa barnaamijka Martida soo diyaariyay islamarkaasina wareysiga la yeeshay Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:45 0:00

XS
SM
MD
LG