Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa toddobaadkan diyaar ku ah Reysal wasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheekh Axmed, oo ka hadlaya arrimo dhowr ah. Waxa barnaamijka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.