Toddobaadkan barnaamijkeena martida waxaynu kaga hadlaynaa Dib-u-eegsita Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. Waxaana marti innoogu ah Cabdullaahi Jaamac oo hore u ahaa Guddoomiyaha guddida madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka dawladda Federaalka ah ee Soomaliya.
Haaruun Macruuf ayaa waraystay.