Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Guddoomiyaha Kubada Kolayga Somalia


Somali Sports
Somali Sports

Muddo ka badan 24 sano waxaa markii ugu horraysay xamar xilligan si toos ah u hirgashay in xilli habeenimo ah la ciyaaro kubadda kolayga, arrintanina waxay astaan u tahay isbedellada dhinaca amniga.

Haddaba Barnaamijkeenna martida Mikrofoonka ee Toddobaadkan waxaa marti innoogu ah Cabdullaahi Nuur Maxamed oo ku magac dheer Caddaani, Haaruun Macruuf ayuu uga waramay sida arrintani ku timi iyo duruufaha adag ee ay soo mareen:

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:23 0:00

XS
SM
MD
LG