Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo barnaamijka Martida ka qeybgalay ayaa ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin xaaladda Somalia iyo waliba kala aragti duwanaasho la sheegay inay ka dhex-jirta isaga iyo ra'iisul-wasaaraha.
Weriyaha VOA Daud Aweys ayaa madaxweynaha kula kulmay magaalada New York.
Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhammeystiran.