Ma jiro mowduuc ku jira bogga barnaamijyada.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobadkan ku saabsan yahay Caafimaadka Caruurta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Mahdi Cali Maxamed oo ah dhakhtarka caruurta ee Isbitaalka Caruurta ee magaalada Hargeysa.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee Todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay waxtarka qalabka neefta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Adan Ugaas oo ku takhasusay cudurada guud kana howl gala Xarunta Caafimaadka Madina ee Nairobi, Kenya.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee todobaadka waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca indhaca, waxaana marti ku ah Dr. Maxamuud Axmed Maxamed oo ku takhasusay daweynta iyo qaliinka
Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska ee todobaadkan waxa ay si gaara diirada u saaraysaa cudurka Dabaysha dhibaatadiisa iyo sida looga hortagi karo
Xubinteena Caafimaadka iyo Qoyska ee todobaadkan ayaan ku eegaynaa kufsiga iyo dhibaatada ba'an ee uu ku hayo deegaanka Somaliland
Caafimaadka iyo Qoyska waxa aanu todobaadkan uga haydlaynaa dhibaatada ay la kulmaan hooyinka uu ku dhaco curudka Umul-Aroorka ama Isku-Furanka
Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waa barnaamij Fa'ido leh
Xubinta Waydii Dhaqtarka waxaa marti ku ah Dr Cismaan Cabdi Maygaag oo ku takhasusay cudurka Qaaxada oo ka jawaabaya su'aalaha dhagaystaasha.
Xubinta Waydii Dhaqtarka waxa uu qayb ka yahay Barnamaijka Isku-Xirka Caafimaadka ee Africa.
Xubinta Dhaqtarka Waydii ee todobaadkan waxaa marti ku ah Dr Maxamud Cumar Axmed oo dhagaystayaasha suaalo uga jawaabaya.
Iskuxirka Caafimaadka Afrika waa barnaamijyo toddobaadle ah oo ka hadla macluumaad la xiriira caafimaadka Afrika.
Waa barnaamijyo ka kooban 6 qeybook oo ka hadlaya xaaladda wax-soosaarka beeraha Soomaaliya.
Waa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya qaabka ay wax u bartaan dadka Naafada a.