Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan salaamaha ay asaxaabtu isu diraan, dhalashada, aroosyada iyo heeso macaan oo kala duwan.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan heeso xul ah iyo salaamaha iyo hambayada ay dhageystayaashu isu dirayaan.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxa inoo daadihinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibrahim Xasan Daanduray
Barnaamijka Cacweyska ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qodobo xiiso badan iyo sidoo kale qayb kale oo ka mid ah wareysiga Abwaan Lecture.
Barnaamijka maanta waxa inoo haya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibraahim Xasan Daanduray
Barnaamijka maanta waxa si wadajir ah inoogu soo gudbinaya Caasha Cuud iyo Ibraahim Daanduray
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee maanta waxad ku maqli doontaan dhambaaladii ay noo soo direen dhageystayaasha Idaacadda VOA
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha toddobaadkan waxan idinku haynaa sheekooyin macaan oo ay soo gudbinayaan dadka salaamaha diraya
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad kaga bogan doontaan heeso macaan, waxaana wada-jir u soo jeedinaya Sahra Ciile iyo Maxamuud Mascadde
Barnaamijka toddobaadkana waxa inala socodsiin doona Sahra Ciidle Nuur iyo Maxamuud Mascadde
Barnaamijka Hambalyada ee maanta waxa inoo soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibraahiim Xasan (Daanduray)
Barnaamijkan ayaan ku eegnaa salaamaha, tahniyadaha iyo heesha kala duwan
Kaga bogta, warqadaha aad noo soo qortaan, salaamaha iyo heeso kuwii hore kuwii dhexe iyo kuwa cusub ee jaceylka
Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha waxaan idiinku soo gudbinaa warqaddaha tahniyadaha, salaamaha iyo heeso.
Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha waxaad ku maqashaan warqaddaha tahniyaddaha iyo salaamaha iyo waliba heeso macaan.
Barnaamijka toddobaadkan waxa inoo soo jeedinaya Ibraahiim Xasan (daanduray) iyo Sahra Ciidle Nuur