Isniin, Bisha Sideedaad 03, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 13:36

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Faaqidaadda-Toddobaadka

Faaqidaadda: Dagaalada Shabeellaha Hoose

13.06.2014 17:21
Muxuu salka ku hayaa dagaalkan? Maxaase xal looga gaari la'ayahay oo ay muddo la soo jiitamayeen? Muxuuse yahay doorka dowladda? barnaamijkeena Faaqidaadda Todobaadka arrimahaasi ayuu ku saabsan yahay Faahfaahin

Faaqidaadda Toddobaadka: Waxbarashada Sare iyo Shaqada

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waxbasharada heerka jaamacadeed iyo sida shaqo ay u helaan marka ardayda Soomaalida ee qurbuhu ay jaamacadaha ka soo qalin jabiyaan.

Faaqidaadda: Dhalinyarada iyo Qurbaha

Barnaamijka faaqidaadda todobaadka waxaanu ku eegi doonaa mashaakilka ay la kulmaan dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha.

Faaqidaadda iyo Shirweynaha Amniga Qaranka

Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyey shirweynihii Xoojinta Amniga Qaranka.Baraanmijka faaqidaadda ee todobaadkan ayaan ku eegayna natiijada shirkaasi.

Faaqidaadda: Ciidanka Cusub ee Uganda

Barnamijka Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa dowladda Uganda oo magaalada Muqdisho u dirtey ciidan gaar ah oo hawshoodu noqon doonto ilaalinta shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo xafiisyadooda magaalada Muqdisho.

Faaqidaadda: Istaraatiijiyadda Howgallada Milatari ee Socda

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay istaraatiijiyada howlgallada milatari ee kadhan ah ururka al-Shabaab.

Faaqidaadda: Dagaalka ka Dhanka ah al-Shabaab

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay howlgallada militari ee ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ka dhanka ah al-Shabab. Ciidamadan ayaa Shabab ka qabsaday magaallooyin dhowr ah.

Faaqidaadda Todobaadka iyo Arrimaha Haweenka

Barnaamijkeena todobaadkan waxaan ku faaqidaynaa xaalaadda iyo duuruuufha nololeed ee haweenka Soomaaliyeed .

Faaqidaadda: Ammniga Muqdisho.

Barnaamijka Faaqidaadda todobaadku wuxuu ku saabsan yahay Ammniga magaalada Muqdisho oo waayahan Qaraxyo ku soo cusboonaadeen.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka:

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadku wuxuu ku saabsan yahay xaaladda Nabadgelyo ee Magaalada Muqdisho.

Faaqidaadda: Muranka Golaha Wakiilada Somaliland

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhawaan ka dhex abuurmay xubnaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, oo ismari-waa xoog badani uu ka jiray toddobaadyadii u dambeeyey.

Faaqidaadda Toddobaadka: Amniga Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxan kusoo qaadanaynaa xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo xiliyadii dambe uu weerar kaga imanayey dhinaca ururka Alshabab, iyada oo gantaalo lagu soo tuurayey habeeno isxig-xiga.

Faaqidaadda Toddobaadka: Hanaanka Federaaliga

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakan waxan kaga hadlaynaa sida Federaalka ama awoodda oo gobolada loo dhaadhiciyey ay uga shaqeyn karto Somalia, maaddaama illaa iyo hadda la isla fahmi la'yahay waddadii la qaadi lahaa.

Faaqidaadda: Ku Biirista Ethiopia ee AMISOM

Barnaamijka Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegeynaa go’aanka ciidamada Ethiopia ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Faaqidaadda: Isbeddelka ka Dhacay Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku wuxuu ku saabsan yahay doorashadda RW hore ee Soomaaliya loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland.

Faaqidaadda Todobaadka: Doorashada Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa doorshada madaxtinimada oo bisha dambe ka dhici doonta Puntland.

Faaqidaadda: Heshiiska Xisbiyada Somaliland

Barnaamijka Faaqidaada Todobaadkan waxaan ku eegaynaa Heshiiska ay gaadheen xisbiyada siyaasiga ah ee Somaliland.

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Soomaaliya

Faaqidaadda toddobaadka waxaan idiinku haynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan khilaafkaadka soo noqnoqda ee dhexmara madaxweynayaashii iyo ra'iisul-wasaarayaashii Soomaaliya oo kii ugu danbeeyey u dhaxeeyay Xasan iyo Saacid

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex-taagan madaxweynaha iyo ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berrito la filayaa inay ka bilaabato dood ku saabsan mooshin ka dhan ah RW Saacid.

Faaqidaadda: Soo Noolaynta Tacliinta Sare

Barnaamijka Faaqidaaddu waxa uu ku saabsan yahay dib usoo noolaynta tacliinta sare ee Soomaaliya.

Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda

Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku eegeynaa khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid"

Faaqidaadda Todobaadka iyo Dhalinyarada Minnesota

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, waxaa uu ku saabsanyahay dhalinyarada Soomaalida ah ee ku nool Maraykankana gaar ahaan gobolka ay Soomaalidu u badantahay ee Minnesota iyo saamaynta ay ku yeesheen dhalinyardii hore ugu biirtay al Shabab.

Faaqidaadda Todobaadka iyo Weerarkii Westgate

Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Weerarka lagu qaaday xarunta ganacsiga Westland ee magaalada Nairobi iyo sidoo kale falal qaraxyo ah oo laga gaystay meelo kala duwan oo ka mid ah gobolka woqooyi bari ee dalkaasi Kenya.

Faaqidaadda Todobaadka iyo Shirkii Brussels

Barnaamijka faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Shirkii Brussels iyo natiijooyinkii ka soo baxay iyo fursadaha Somalia ay ka faa'idaysan karto.

Faaqidaadda: Wareysiga Cumar Xamaami ee VOA

Todobaadkan Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan idinkugu bedelnay barnaamij gaar ah oo ku saabsan warysi dheer oo ay Talaadadii la soo dhaafay VOA la yeelatay Cumar Shafiiq Xamaami oo sidoo kale loo yaqaan Abu Mansuur Al-Amrik

Faaqidaadda: Shirka Addis ee Jubooyinka

Barnaamijkeena Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay shirka arimaha jubooyinka ee wafuu ka kala socota dowladda Somalia iyo Maamulka Jubooyinka Garabka Axmed Madoobe

Faaqidaadda: Shirkii Madaxda AMISOM ee Kampala

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kampala ee ay ku kulmeen madaxda wadamada ay ka soo jeedaan Ciidamada AMISOM.

Faaqidaadda iyo Heshiiska Ilaalada Badda Somalia

Barnaamijka faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay heshiiska ay DFS la gashay shirkad laga leeyahay dalka Holland oo ilaalinaysa xeebaha Somalia.

Faaqidaadda: Xaaladda Soomaalida aan Sharciga Laheyn ee Dibadda

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda Soomaalida ku nool dalka dibadiisa ee wadamadii ay miciinka bideen ka waayey inay ka helaan xuquuq iyo sharci toona.

Faaqidaadda: Warbixinta Guddiga Qaramada Midoobay

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadkan waxaan ku eegeynaa warbixinta guddiga qaramada midoobay ugu qaabilsan dabagalka cunaqabateynta hubka Somalia iyo Eritrea

Faaqidaadda: Doorashooyinka Degaanka ee Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaan ku eegeynaa xaaladaha siyaasadeed iyo midda nabadgelyo ee Puntland, iyo doorashooyinka degaanka ee 15ka bishan lagu wado inay ka dhacaan Puntland

Faaqidaadda: Xil ka Qaadista Madaxweyne Morsi

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa aynu ku eegeynaa waxa keenay in milateriga Masar ay xilka ka qaadaan Madaxweyne Maxamed Mursi iyo talaabadaasi waxa ay dhaxalsiin karto guud ahaan dadka Masaarida.

Faaqidaadda: Soddon iyo Lix Guurada Xornimada Jabuuti

Barnaamijkeena Faaqidaada Todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay taariikhda dalka Jabuuti oo maalintii shalay u dabaal degay sanad guuradii 36-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jabuuti.

Faaqidaadda: Qaraxyada Al-Shabaab ee Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu ku saabsan yahay sababaha soo celceliya qaraxyada iyo weerarada ay kooxda Al-shabaab ka fuliso Muqdisho, iyo sugnaan la'aanta weli ka muuqata ammaanka magaalada, ka dib 2 sano oo ay dowladdu gacanta ku heysay caasimadda.

Faaqidaadda: Muranka Wabiga Niil ee Masar iyo Ethiopia

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa ay ku eegeynaa muranka u dhaxeeya wadamada Masar iyo Ethiopia ee la xiriira biyaha Wabiga Niil. Murankaasi ayaa dad badan waxa ay muujinayaan inuu saameyn ku yeelan karo Soomaaliya.

Faaqidaadda: Hakadka ku Yimid howlgallada Ciidamada Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu maanta ka hadlayaa hakadka ku yimid howlgalladi ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka wadeen gobollo ka tirsan dalka Soomaaiya.

Faaqidaadda:Qabyaaladda iyo Siyaasadda Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay Qabyaaladda iyo dhibaatada ay ku hayso siyaasadda Soomaaliya.

Faaqidaadda: Xiisadda ka Aloosan Kismaayo

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa marxaladda cusub ee ay gashay xaaladda gobalada Jubbooyinka iyo maamulada kala duwan ee todobaadkan lagaga dhawaaqay Kismaayo.

Faaqidaadda: Shirkii London ee Arrimaha Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku lafa gureynaa, sida ay Soomaaliya uga faa'iideysan karto shirkii London ee beesha caalamku ay u qabatay, deeqda dhaqaalena ugu yaboohday.

Faaqidaada: Nidaamka Federaalku Ma Hirgali karaa

Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku eegi doonaa Nidaamka Federalka ee Soomaaliya ay haatan qaadatay, iyo sida ugu haboon ee uu u hirgali karo.

Faaqidaadda: Ethiopia oo Saluugsan AMISOM

Dowladda Ethiopia ayaa toddobaadkan ka hadashay howlgalka ciidamadeeda ee Somalia. Ra'iisul-wasaaraha Hailemariam Desaleng ayaa barlamaanka dalkiisa u sheegay inuusan ku qanacsaneyn oo uu saluugsan yahay ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia.

Faaqidaadda: Weerarkii Xarunta Garsoorka Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, waxa aan ku eegeynaa weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof waxaana ku dhaawacmay 58 qof oo kale.

Faaqidaadda: Shirka Somalia iyo Somaliland

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaada waxa uu ku saabsan yahay shirka Somalia iyo Somaliland uga socda dalka Turkiga waxa uu uga duwan yahay kuwii ka horeeyey iyo waxa ay noqon karaan inay labada dhinac ku heshiiyaan.

Faaqidaadda: Shirka Dib-u-habeynta Garsoorka

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee maanta waxa uu ku saabsan yahay shirka dib-u-habeynta garsoorka oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho iyo sida loo dhaqan galin karo qodobada ka soo baxay.

Faaqidaadda: Kufsiga Barakacayaasha

Barnaamijka Faaqidaadda waxa aan todobaadkan ku eegeynaa tacadiyada ka dhanka ah haweenka barakacayaasha ee Muqdisho, oo dhawaan Ha'adda HRW ay sheegtay in loo geysto kufsi, garaacis, iyo cunnada iyo hoyga oo loo diido.

Faqidaadda: 10 Guuradii Dagaalkii Ciraaq

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay sannadguuradii tobanaad ee ka soo wareegtay dagaalkii Ciraaq.

Faaqidaadda iyo Maamul u Samaynta Jubbooyinka

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay muranka la xiriira maamul u samaynta Jubbooyinka.

Faaqidaadda: Qaadista Cunaqabateynta Hubka

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa waxa aan ku eegaynaa go'aankii Golaha Ammaanka ee QM uu Arbacadii kaga qaaday xayiraaddii hubka ee saarnayd Soomaaliya, iyo aragtida kala duwan ee laga bixinayo go'aankaas.

Faaqidaadda: Doorashada Kenya ee Isniinta

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa doorashada guud ee dalka Kenya oo dhici doonta maalinta Isniinta ee 4ta bisha March ee sanadkan 2013-ka.

Faqidaadda: Baaqa Shirka ka dhanka ah al-Shabab

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay, baaqii ay culimada Al-ictisaam ku baaqeen in la qabto shirweyne looga soo horjeedo kooxda Al-shabaab iyo sida ay ururada kale ee diiniga ahi u arkaan arrinkaas.

Barnaamijyada Idaacadda

JavaScript wuu kaa dansan yahay ama waxaad haysataa Adeegga Flash Adobe Player oo qadiim. soo hel Flash player ugu danbeeyay.
  • Obama oo khudbad u jeediyay Midowga Africa
  • Kulan uu Obama la qaatay xukuumadda Ethiopia, July 27, 2015.
  • Shir jaraaid oo Obama iyo RW Ethiopia ay ku qabteen Addis Ababa
  • Sawirka Barack Obama iyo Hailemariam Desalegn ee garoonka Bole ee Addis Ababa, Ethiopia, July 26, 2015.
  • Obama oo khudbad u jeediyay dadka Kenya
  • Kenyatta oo Obama ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada Kenya
  • Madaxweyne Barack Obama iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo shir jaraaid oo wadajir ah qabtay kadib markii uu dhammaaday shir ay ku yeesheen aqalka madaxtooyada Nairobi, July 25, 2015.
  • Obama oo ka qeybgalaya shir uu aqalka madaxtooyada kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhura Kenyatta
  • madaxweynaha Kenya iyo dowladdiisa oo shir aqalka madaxtooyada kula yeeshay madaxweyne Obama iyo saraakiishiisa.
  • Obama iyo Kenyatta oo ku sugan shirka hal abuurka ganacsiga ee Nairobi
  • Obama oo ka hadlaya shirka hal abuurka ganacsiga Nairobi
  • madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo daawanaya mar uu Barack Obama, marxabeynayay gabadha ay walaalaha yihiin ee Auma Obama, July 24, 2015, in Nairobi, Kenya.
  • Obama oo ubax dhigaya halkii ay ka dhaceen weeraradii safaaradda Maraykanka ee 1998.
  • Obama oo salaan ka qaadanaya ciidanka baanboyda Kenya
  • Ciidamada Police-ka Kenyan oo ilaalinaya waddooyinka magaalada Nairobi, July 24, 2015.
  • Sawir labada madaxweyne
  • Calamada Kenya iyo Maraykanka oo lagu iibinayo waddooyinka Nairobi, Kenya
  • Kenya
  • Sara Obama, oo ayeeyo u ah madaxweyne Obama oo raacaysa diyaarad u qaadaysa Nairobi si ay halkaasi ugula kulanto madaxweyne Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Crowds of Kenyans cheer and hold a painting representing US President Barack Obama near Memorial Park, in Nairobi on July 25, 2015.
  • Dadka Kenya oo waddooyinka ku dabbaaldegaya iyagoo wata calanka Maraykanka. July 24, 2015. (Photo: Aru Pande / VOA)
  • Obama oo uu soo dhaweeyay Kenyatta
  • Obama oo ubax ka guddoomay gabar yar markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta., July 24, 2015.
  • Obama oo qoyskiisa kula kulmay hotel ku yaalla Nairobi, Kenya, July 24, 2015.
  • Obama oo ka dagaya garoonka jomo Kenyatta