Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijyo:Saameynta Bixitaanka MSF ee Somalia


Medecins Sans Frontiers (MSF) International President Dr. Unni Karunakara addresses journalists during a press conference in Nairobi, Kenya, Aug. 14, 2013.
Medecins Sans Frontiers (MSF) International President Dr. Unni Karunakara addresses journalists during a press conference in Nairobi, Kenya, Aug. 14, 2013.
Muddo 22 sanno ah ayay hay’addu ka hawlgaleysey Somalia, iyadoo gargaar u fidineysey kumanaan Somali ah oo tabaaleysan.

Hadaba saameyn intee la eg ayay talaabadaasi MSF ku yeelan kartaa nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku tiirsanaa gargaarka ay bixiso sida nafaqeynta, xanaanada hooyada uurka leh, talaalka, adeegyada kala duwan ee caafimaadka, iwm. Weriyaha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Abdirahman Qoyse ayaa inoo haya qeybtii 2aad ee barnaamijyo taxane ah oo aan uga hadleyno saameynta go’aanka MSF.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00


please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00
XS
SM
MD
LG