Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 05:24

Xulka Tifatiraha

Warbixin: Muranka Maamulidda Hawada Somalia

Qiyaasta qoraalka - +
20.05.2013
Tan iyo markii todobaadkii tagay ay Dawladda Federaalka ah ay shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay ogolaatay in lagu soo wareejiyo maamulka hawada Somalia, ayaa waxaa jira doodo la xidhiidha qaabka loo soo wareejinayo maamulka hawada.

Sidoo kale waxaa qaar ka mid ah khubaradaha ku xeel dheer duulmaadka iyo maamulka hawada ay tilmaamayaan in Soomaaliya ay hanti badan uga lumi jirtay maamulka hawadeeda.

Hadaba warbixin gaar ah oo VOA ay arrintaasi ka diyaarisay ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.