Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #227


Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha waxa uu todobaakan ku saabsanyahay aragtidii fogeyd ee gabyaagii hore iyo saameyntii ay gabayada qaar ku lahaayeen bulshada.Gaar agaan gabaygii la magac baxay "Tabaalaha Waqtiga" ee Xaaji Aaden Axmed (Af-qalooc)

Barnaamijka oo Dhameystiran halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso:

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #227
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:51 0:00

XS
SM
MD
LG