Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #221


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay gabyaagii Cali Faarax oo bilowgii qarnigii hore ku noolaa degaanka Hobyo.

Barnaamijka oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:39 0:00

XS
SM
MD
LG