Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hiddaha #190


Waa qeybtii 3aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo todobaadkan aan idiinku soo gudbin doonno taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu dhex-marto.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.Waa qeybtii 3aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo todobaadkan aan idiinku soo gudbin doonno taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu dhex-marto.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:08:51 0:00
XS
SM
MD
LG