Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aan todobaadkan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad ee maansooyinkii Allaha u naxatiistee gabyaagii Cabdi Maxamed Aw-Magan "Cabdi Galayax"
Cabdi Galayax waxa uu dhawaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uuna abwaanku tiriyey gabayo aad u fara badan. Qaar badan oo ka mid gabayadiisa oo uu geela uga hadlay waxaa nooga waramaya Axmed Faarax Cali Idaajaa
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.