Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aad todobaadkan ku maqli doontaan sheekooyinka iyo maahmaahyaha ka warama Xeeladda Dawacada, iyo sida ay uga badbaaddo xawaayaanka kale ee duurka ay wada joogaan, kana tabarta badan.
Barnaamijka oo uu isku soo duwo soona jeediyo Axmed Faarax Cali Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.
Barnaamijka oo uu isku soo duwo soona jeediyo Axmed Faarax Cali Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.