Barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa qodobo aad u xiiso badan, sidoo kale waxaan ka madhnayn qaybtii aan ku waraysan jirnay fanaaniinta kala duwan.
Sahra Ciidle Nuur aya innoo soo diyaarisay barnaamijka Cawayska Washington