Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa sheekooyin xiiso badan iyo labo abwaan oo gabay iyo heesho mac-macaan maskaxdooda ka soo maaxay.

Haddaba ka bogo barnaamijka Caweyska oo ay innoo soo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:06 0:00

XS
SM
MD
LG